Article archive

Seedorf oo ku dhawaaqay xidigaha uga qeeb galaya wareega 16-ka Champions league

04/02/2014 06:22
waxaa qoray:maslaxtaleexi Macalinka cusub ee kooxda kubadda cagata ee AC Milan Clarence Seedorf ayaa Maanta ku dhawaaqay 25 xidigaha uga qeb galaya wareega 16 ee Uefa Champions League oo ay Milan wajaheeso kooxda reer Spain ee Atletico Madrid bishan aynu ku jirno ee Februry. liiska uu soo xushay...

Barcelona OO Racfaan Ka Qaadaneysa Casaankii Jordi Alba.

04/02/2014 06:20
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Barcelona ayaa ku dhawaaqday inay racfaan ka qaadaneyso casaankii uu qaatay Jordi Alba kulankii La Liga ee ay guuldarada 3-2 isbuucaan ka soo gaartay Valencia ee ka dhacday ee Camp Nou. Xiddiga reer Spain ayaa jaalihiisa labaad la siiyay...

Ganaaxa Cristiano Ronaldo Oo Go’aan Laga Gaarayo Arbacada.

04/02/2014 06:17
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Real Madrid ayaa ogaan doonta arbacada mudada uu ganaaxa ku maqnaan doono Cristiano Ronaldo ka dib markii kabtanka Portugal casaan la siiyay axadii. Xiriirka kubada cagta Spain ayaa ku dhawaaqay inay ka arinsan doonaan ciqaabta ku haboon...

Chelsea Ayaa Qorsheyneysa Inay Xagaaga La Soo Wareegto Weeraryahanka AC Milan Balotelli.

04/02/2014 06:16
Waxaa Qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Kooxda Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay dalab ka gudbiso weeraryahanka anshax xumada lagu eedeyo Ee Mario Balotelli ayagoo doonaya in xiddigan uu wax ka qabto dhibaatada heysata weerarka Ee Blues. Sports Direct News ayaa shaacisay warar hoose...

Chelsea oo doonesa in heshis ay ka saxiixdo waayeelada kooxd

04/02/2014 02:06
waxaa qoray:maslaxtaleexi Warbixin ay soo saaraty kooxda Chelsea ee kadhisan Stamford Bridge ayaa lagu shaaciyay in koxda ay dooneso heshiisyo in ay ka saxiixdo kooxda waayeeladii hore ee kooxda udub dhaxaadka u ahaa kooxda. Macalinka kooxda Chelsea Macalin Jose Mourinho ayaa shaaciyay inuusan...

Madaxweyne Ku Xigeen Barca Oo Xaqiijiyay In Lionel Messi Uu Heshiis Qaali Ah U Saxiixi Doono Barcelona.

04/02/2014 01:45
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Javier Faus ayaa sheegay in Lionel Messi uu yahay xiddiga adduunka ugu fiican islamarkaana uu dhawaan heshiis cusub oo qaali ah ka heli doono Barcelona. Faus iyo Lionel Messi ayaa isku dhacay dhamaadkii...

Muxuu Jose Mourinho Ka Yiri Kulankii Ay Ka Badiyeen Man City Iyo Tartanka Horyaalka.

04/02/2014 01:24
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Jose Mourinho ayaa cadeeyay inuu yahay mid ka mid ah macalimiinta ugu taatikada fiican adduunka isagoo ahaa maskaxdii ka danbeysay in kooxdiisa ay 1-0 kaga badiso Manchester City oo ay soo gabagabeyso rikoorkoodii Premier League ee ay ku...

Sababta keentay Nani in uu ku biiri waayo Juvantus oo la ogaaday

04/02/2014 01:15
waxaa qoray:maslaxtaleexi Kooxda ka dhisan Magaalada Manchester ee United ayaa banaanka soo dhigtay sababtii keentay in Luis Nani habeenkii ugu danbeeyay suuqa in uu ku biiri wayay Juvantus Man Utd ayaa sheegtay in xidiga Nani uu ahaa Mid dhaawac qaba taasina ay keentay in Juvantus ay iska diido...

United, City, Chelsea, Arsenal & Liverpool Oo Xagaaga Ku Dagaalami Doona Saxiixa Toni Kroos.

04/02/2014 00:51
Waxaa Qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Diidmada uu Toni Kroos diiday yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Bayern Munich ayaa ka dhigtay in dhamaan kooxaha waa weyn ee Premier League inay 25 milyan ginni ku dagaal tagaan xagaaga, sida ay qortay Daily Mail. Madaxda Bayern Munich ayaa...

Laacib hore Liverpool, Chelsea iyo Aston Villa Hateley ayaa Maanta ku dhintay da’aada 72-sano jir

02/02/2014 03:26
waxaa qoray:maslaxtaleexi Ciyaaryahankii hore ee kooxda  Liverpool weerarka ugu ciyaari jiray Tony Hateley ayaa uu geeriyooday xalay isaga isaga oo da’diisu tahay 72-sano jir. Kooxda Chelsea ayaa iyadana xidigaan ku soo iibsatay £96,000 sanadkii1967, Hateley intii uu joogay Anfield waxa uu u...
Items: 1 - 10 of 91
1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>