Home

Shan Xaqiiqooyin Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Kulanka Furitaanka Koobka Adduunka Brazil v Croatia.

waxaa qoray: maslaxtaleexi  Inta uu socda Koobka Adduunka waxa idiin soo gudbin doonaa shan xaqiiqo oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato kulanka ugu muhiimsan ee maalin walba. Kulanka maanta lagu furayo Koobka Adduunka waxaa Sao Paulo ku ciyaaraya  Brazil iyo Croatia .  ...

HORDHACA: kulana ciyaarta fc syl vs fc ifiso

waxaa qoray maslaxtaleexi waxaa maanta oo ah arbaco ah ciyaaridona labada naadi ee fc syl vs fc ifiso <3  kulankan oo  ah kulan ki sadexaad ay labadan nadi ku kulmaan koobka 

Hordhac: kulanka galabta ee fc syl vs fc alaska

waxaa qoray maslaxtaleexi waxaa galabta ciyaar kulul ay dhex maridoonta labada naadi ee haatan ka tirsan serio b da g/cayn oo uu wareegii labaad uu bilowday   

Mourinho Oo Iska Iibinaya Oscar Ama Hazard Midkood Si Uu U Soo Iibsado Diego Costa Iyo Mario Mandzukic.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-April-2014 Intabadan wargays yada kasoo baxa ingiriiska ayaa qoray maanta in tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho uu iska iibin doono mid kood Oscar ama Hazard si uu u soo iibsado Diego Costa iyo Mario Mandzukic. Daily Mirror iyo Express ayaa qoray...

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Juventus v Fiorentina.

Waxaa Qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 09-March-2014 Giorgia Chiellini ayaa ku soo laabtay Juventus halka Andrea Pirlo uu ganaax kaga maqan yahay. Dhanka Fiorentina Mario Gomez, Juan Cuadrado iyo Juan Manuel Vargas ayaa ku soo bilaabanaya iyadoo Anderson iyo Aquilani ay khadka dhexe ka...

Arsenal Oo Ku Hor Kuftay Stoke City Ka Dib Guuldarro Kale Oo Soo Gaartay.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 01-March-2014 Arsenal ayaa guuldarro xanuun leh ay ka soo gaartay kooxda Stoke City oo marti loogu ahaa Brittania Stadium kuwaasoo 1-0 uga badiyay kooxda Gunners oo dib uga dhacday kooxda hogaanka horyaalka heysa. Tababare Arsene Wenger ayaa ciyaartaan...

Samir Nasri: Barcelona Ma Ahan Kooxda Ugu Fiican Adduunka

  Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 20-February-2014 Laacib ka kooxda Man City Samir Nasri ayaa sheegay in kooxda Barcelona aysan ahayn kooxda ugu fiican adduunka waqtigaan la joogo isagoona si aan toos ahayn u sheegay in Bayern Munich ay tahay kooxda ugu fiican adduunka waqtigaan la...

Mesut Ozil Oo Raaligelin Ka Bixiyay Qaab Ciyaareedkiisii Xalayto.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 20-February-2014 Mesut Ozil ayaa ka raaligeliyay taageerayaasha Arsenalqaab ciyaareedkiisii kulankii xalayto ee guuldarada 2-0 ay ka soo gaartay Bayern Munich. Kubadsameeyaha reer Jarmal ayaa qasaariyay rigoore iyadoo sidoo kalena lagu eedeeyay dadaal...

Arturo Vidal Oo Cadeeyay Sababtii Uu U Diiday Inuu Ku Biiro Real Madrid.

Arturo Vidal Oo Cadeeyay Sababtii Uu U Diiday Inuu Ku Biiro Real Madrid. Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 15-February-2014 Laacibka kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa sheegay inuu ku dhawaa inuu ku biiro xaggaagii hore kooxda Real Madrid wuxuuna sheegay inuu lasoo xiriiray tababaraha...
1 | 2 | 3 >>

comment

kalkaal021@hotmail.com

najiib | 30/01/2014

we are next generation

najiibabdirahman@gmail.com

najiib | 30/01/2014

plaese increse the news about sports

ibro2009@hotmail.com

ibro | 27/01/2014

sxb lkn soo kor dhiya wararka

maslaxtaleexi@gmail.com

fc ifiso | 28/01/2014

naga fisha goordhow wararkii ugu danbeeyey ee ciyaaraha caalamka

New comment

Poll

ka dhiibo fikirkaaga

fc (6)
25%

ifiso (18)
75%

Total votes: 24

Poll

fikirkaaga kadhiibo adigoo isticmaalaya FACBOOK fikiradooda

waa muhiim fikirkaaga (18)
75%

kala socda wixii akhbaaraad ah oo ku saabsan sports ka (6)
25%

Total votes: 24