Home
Labo Toddobaad oo uu ciqaab Maray Macalin Pellegrini waxuu Maanta dib u helay labo xidig oo Muhim u eheed
waxaa qoray:maslaxtaleexi
Macalinka kooxda kubada cagta ee Manchester City Manuel Pellegrini ayaa Maanta dib waxaa uu u helay labada xidig ee kala ah Aguero iyo Nasri.
Sergio Aguero iyo Samir Nasri ayaa Maanta dib ugu soo laabtay xirada tababarka ee kooxda Man City kadib in Muddo ah oo ay...
Jamie Carragher: Taageerayaasha Arsenal Waxay Doonayeen Inay Lasoo Wareegaan Coutinho Ee Ma Ahan Ozil”
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 11-February-2014
Laacib kii hore ee kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa sheegay in taageerayaasha Arsenal ay rajaynayeen inay lasoo wareegaan laacib ka ree Brazil ee kooxda Liverpool Philippe Coutinho halkii ay kalasoo wareegeen laacib ka ree Germany...
Taageera kooxda liverpool oo geeriyooday kadib Markii ay is tooreeyen Mid taageera Arsenal
waxaa qoray:maslaxtaleexi
Nin taageere u ah naadiga kubadda Cagta ee liverpool ayaa geeriyooday kadib Markii ay is tooreeyen ninkale oo taageera kooxda Arsenal Maalintii sabtida intii ay socotay ciyaartii Arsenal iyo liverpool taa oo ka dhacday dalka Kenya.
Labada taageere ayaa Meel baar ah ka...
Kooxda Isbuuca Premier League: Hazard Oo Ka Dhex Muuqda Line-up Ay U Badan Tahay Liverpool.
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 10-February-2014
Kulamadii isbuucaan la ciyaaray waxaa bilow u ahaa kulan cajiib ah oo ka dhacay Anfield halkaasooLiverpool ay 5-1 ku xaaqday Arsenal, sidaasi darteed la yaab ma ahan in Reds ay ciyaartoyda ugu badan ku leedahay line-upka...
Hordhaca: Livepool V Arsenal Iyo Arsenal Oo Halgan U Galeysa Guushoodii Seddexad Oo Xariir ah.
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 08-February-2014
Hogaamiyaasha Premeir league Ee Arsenal ayaa Maanta u baqoolaya kooxda Liverpool ciyaar ka tirsan wareega 25-aad Ee EPL.
Kulankan oo ka dhici doona garoonka Anfield waxa uu soo dhici doona 03:45 galabnimo bariga afrika waxana dhex...
Manuel Pellegrini Oo Markii Ugu Horeysay U Jawaabay Jose Mourinho.
Waxaa Qoray: MR ABIIB
Taariikh: 07-February-2014
Tababaraha Manchester City Manuel Pellegrini ayaa dib isaga weeraray Mourinho kaasoo dhawaan sheegtay in Chelsea ay tartanka horyaalka ka tahay sida faras yar oo kale.
Pellegrini ayaa meesha ka saaray arintaas, isagoo tilmaamay in Chelsea...
Franz Beckenbauer Oo Dhaliilay In Guardiola Uu U Adeegsado Mario Gotze Weeraryahan.
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 06-February-2014
Halyayga kooxda Bayern Munich ahna madax sharafeedka kooxda Bayern Munich Franz Beckenbauer ayaa dhaliilay qaabka uu u adeegsado Pep Guardiola laacib kii hore ee kooxda Brusia Dortmund Mario Gotze isagoo sheegay in Gotze uu ciyaari karo...
Luka Modric: Ganaaxa Cristiano Ronaldo Ma Ahan Cadaalad.
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 06-February-2014
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Luka Modric ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo si cadaalad darro ah loogu ciqaabay casaankii uu qaatay kulankii Athletic Bilbao.
Weeraryahanka reer Portugal ayaa garka loo geliyay ganaax seddex kulan ah ka dib...
Brendan Rodgers: Liverpool Ma Ahan Kaliya Luis Suarez Iyo Daniel Sturridge”.
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 06-February-2014
Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay in kooxdiisa aysan ahayn kaliya Luis Suarez iyo Daniel Sturridge laakiin ay jiraan ciyaartoyd badan kuwaas oo kooxda ka caawiya inay soo ban dhigaan qaab ciyaareed wanaagsan iyo inya...
Cesc Fabregas: Waan Sugi La,ahay Inaan Arko Arsenal Oo Ku Guulaysanaysa Horyaalka”
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi
Taariikh: 06-February-2014
Laacib kii hore ee kooxda Arsenal hatana u ciyaara kooxda Barcelona ee dalka Spain Cesc Fabregas ayaa sheegay inuu aad ugu farxi lahaa hadii ay Arsenal ku guulaysato horyaalka ingiriiska xili ciyaareed kaan, maadaama kooxda aysan koob ku...
comment
maslaxtaleexi@gmail.com
fc ifiso | 28/01/2014
naga fisha goordhow wararkii ugu danbeeyey ee ciyaaraha caalamka
New comment
Poll
fikirkaaga kadhiibo adigoo isticmaalaya FACBOOK fikiradooda
kala socda wixii akhbaaraad ah oo ku saabsan sports ka (6)
Total votes: 24