Home

Kevin-Prince Boateng: Dhibaatada Ay Milan Ku Jirto Waxa Ay Iga Keentaa Inaan Ooyo.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 05-February-2014 Kevin-Prince Boateng ayaa qirtay in qaabkii uu uga tagay AC Milan inay weli u tahay boog furan, waxaana uu sheegay in xaalada adag ee ay kooxda ku jirto inay ka keento ilin. Xiddiga reer Ghana ayaa si lama filaan ah uga tagay San Siro...

Garsoore Gamez Oo Bedelay Sababtii Uu Casaanka Ku Siiyay Cristiano Ronaldo.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 05-February-2014 Garsoore Miguel Ayza Gamez ayaa lagu eedeeyay inuu bedelay sababtii uu casaanka ku siiyay Cristiano Ronaldo axadii. Jariirada Marca ayaa warineysa in Gamez uu u sheegay xiriirka kubada cagta Spain in casaankii uu siiyay weeraryahanka Real...

Wojciech Szczesny: Arsenal Kama Baqdin Qabto Kulamada Adag Ee Bisha Febraayo.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Wojciech Szczesny ayaa sheegay in Arsenal aysan ka walwalsaneyn kulamada adag ee ay ciyaarayaan bishaan Febraayo. Gunners ayaa labo kulan wajihi doonta Liverpool, waxa ay sidoo kale wajahayaan Manchester United horyaalka iyo weliba...

Liverpool Oo Diyaar U Ah Inay 14 Milyan Pound Kula Soo Wareegto Gael Clichy.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 04-February-2014 Liverpool ayaa xiiseyneysa inay la soo wareegto xiddiga daafaca bidix ugu ciyaara Manchester City Ee Gael Clichy sido kale tababare Brenden Rodgers ayaa waayahan dambe isha la raacayay daafacan isagoo xalkiisa si gooni ah ula...
<< 1 | 2 | 3

comment

kalkaal021@hotmail.com

najiib | 30/01/2014

we are next generation

najiibabdirahman@gmail.com

najiib | 30/01/2014

plaese increse the news about sports

ibro2009@hotmail.com

ibro | 27/01/2014

sxb lkn soo kor dhiya wararka

maslaxtaleexi@gmail.com

fc ifiso | 28/01/2014

naga fisha goordhow wararkii ugu danbeeyey ee ciyaaraha caalamka

New comment

Poll

ka dhiibo fikirkaaga

fc (6)
25%

ifiso (18)
75%

Total votes: 24

Poll

fikirkaaga kadhiibo adigoo isticmaalaya FACBOOK fikiradooda

waa muhiim fikirkaaga (18)
75%

kala socda wixii akhbaaraad ah oo ku saabsan sports ka (6)
25%

Total votes: 24