Inter Milan iyo AC Milan oo isku heesta xidig u dheela naadiga Real Madrid

30/01/2014 07:46

WAXAA QORAY:MASLAXTALEEXI
Mataanaha Milaano Inter iyo AC Milan ayaa hada wada ceersanaya xidiga qadka dhaxe ee naadiga Real Madrid Casemiro oo ah xidig da’yar.

Waxaa la soo sheegay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Casemiro toddobaadkan uu dalbaday in uu isga tago naadiga Real Madrid kadib Markii uu boos joogta ah ka waayay garoonka kooxda Real Madrid.

21 sano jir ah reer Brazil ee Casemiro  waxaa laga yaaba in Macalin Carlo Ancelotti uu go’aansado in xidigaan Amaah uu ku dhiibo.

Majaalada caanka El Confidencial ayaa ku dooday in Inter Milan iyo AC Milan laga yaabo in Midkood ay gulesan donto ka hor inta uu san xirmin suuqa in ay qaadato.