SUUQA: Borussia Dortmund oo doonesa Dzeko in ay dib ugu soo celiso horyaalka Bundesliga

30/01/2014 08:08

WAXAA QORAY :MASLAXTALEEXI
Kooxda ka dhisan dalka Jarmalka ee Borussia Dortmund ayaa hada lala shaaca ka qaaday in ay dooneso in ay la soo saxiixato weraryahanka naadiga Manchester United Edin Dzeko oo hada aan boos joogta ah ka heesan kooxdiisa.

Naadiga ka xamaalata Bundesliga ee Dortmund ayaa hada waxaa dhibaato ka hesataa dhanka werarka waxan ay bilaawday in ay xiriir la sameeso laacibka dalka Bosnia Edin Dzeko oo u cayaara kooxda City.

Kabtankii hore ee naadiga Wolfsburg Edin Dzeko ayaa hada waxaa laga yaaba in uu dib ugu laabto dalka Jarmalk oo waqti dheer ka cayaari jiray.