Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Juventus v Fiorentina.

Waxaa Qoray:maslaxtaleexi

Taariikh: 09-March-2014

gomez-fio490ai_0

Giorgia Chiellini ayaa ku soo laabtay Juventus halka Andrea Pirlo uu ganaax kaga maqan yahay.

Dhanka Fiorentina Mario Gomez, Juan Cuadrado iyo Juan Manuel Vargas ayaa ku soo bilaabanaya iyadoo Anderson iyo Aquilani ay khadka dhexe ka ciyaarayaan.

Juventus: Buffon, Barzagli, Ogbonna, Chiellini, Lichtsteiner, Vidal, Marchisio, Pogba, Asamoah, Tevez, Llorente.

Keyd: Storari, Rubinho, Caceres, Bonucci, Peluso, Isla, Padoin, Giovinco, Quagliarella.

Fiorentina: Neto; Diakitè, Gonzalo Rodriguez, Savic, Pasqual; Anderson, Pizarro, Aquilani; Cuadrado, Gomez, Vargas

Keyd: Rosati, Lupatelli, Roncaglia, Compper, Bakic, Mati Fernandez, Ambrosini, Wolski, Joaquin, Matos, Matri, Ilicic