Waxaa Qoray:maslaxtaleexi
Taariikh: 29-January-2014
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa bilaabay u diyaar garowga qeybta kubada cagta ee tartanka Olombikada aduunka ee lagu qabanayo magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil sanadka 2016-ka iyo sido kale tartanka dhalinyarada Afrika ee ka dhacaya Dalka Senegal 2015-ka,Sida lagu Shaaciyay Website-ka Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya Ee Somsoccer Xiriirka So