wararka maanta

Osvaldo Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Juventus Isagoo Aqbalay Mushahar Dhimis.

31/01/2014 02:58
  Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Dani Osvaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu aqbalay mushahar dhimis weyn si uu uga soo wareego Southampton uguna biiro kooxda Juventus isagoo yimid Turin si uu u maro tijaabada caafimaadka. 28 jirkaan ayaa maanta dib ugu laabanaya...

Xiddigaha Laga Yaabo In Kooxohoda Ka Dhaqaaqan Inta Ka Harsan Suuqa Maanta.

31/01/2014 01:58
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Maalin wanaagsan akhayaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan maanta waa maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda January, iyadoo uu Laacib.net  diyaar u aha inuu idinka haqab tiro baahida Isboorti dal iyo dibadba...

Diego Maradona Oo Weerar Culus Qaaday Pele….Mar kale.

27/01/2014 05:41
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 27-January-2014 Diego Maradona ayaa weerar culus ku qaaday Pele isagoo sheegtay in xiddigii hore ee reer Brazil uu mar walba isaga ka danbeeyo. Labada nin ayaa lagu yaqaanaa inay saxaafada iska weeraraan, Maradona ayaana la dhicin in Pele la gudoonsiiyay...

RASMI: Michael Essien Oo Dhameystiray Ku Biiritaankiisa AC Milan.

27/01/2014 05:40
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 27-January-2014 Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Michael Essien uu dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda AC Mila. Xiddiga reer Ghana ayaa boos ka waayay kooxda Premier League ka dhisan, waxaana uu haatan xirfadiisa ciyaareed ka sii wadanayaa San Siro. Essien...

Jose Mourinho Oo Ka Xun Sida Uu Ku Baxay Juan Mata.

27/01/2014 04:54
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 27-January-2014 Jose Mourinho ayaa sheegay inay aheyd wax adag in Juan Mata laga iibiyo Manchester United, waxaana uu raaligelin ka bixiyay inuu ciyaaryahanka khadka dhexe uga farxin wayay mudadii uu Chelsea ku soo laabtay. Mata ayaa loo magacaabay...

wararka maanta

Osvaldo Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Juventus Isagoo Aqbalay Mushahar Dhimis.

Waxaa Qoray:  Taariikh: 31-January-2014   Dani Osvaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu aqbalay mushahar dhimis weyn si uu uga soo wareego Southampton uguna biiro kooxda Juventus isagoo yimid Turin si uu u maro tijaabada caafimaadka. 28 jirkaan ayaa maanta dib ugu laabanaya Serie A iyadoo...

Xiddigaha Laga Yaabo In Kooxohoda Ka Dhaqaaqan Inta Ka Harsan Suuqa Maanta.

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi   Taariikh: 31-January-2014 Maalin wanaagsan akhayaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan maanta waa maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda January, iyadoo uu Laacib.net  diyaar u aha inuu idinka haqab tiro baahida Isboorti dal iyo...