Chelsea oo doonesa in heshis ay ka saxiixdo waayeelada kooxd

04/02/2014 02:06

waxaa qoray:maslaxtaleexi

John Terry, Frank Lampard and Ashley Cole

Warbixin ay soo saaraty kooxda Chelsea ee kadhisan Stamford Bridge ayaa lagu shaaciyay in koxda ay dooneso heshiisyo in ay ka saxiixdo kooxda waayeeladii hore ee kooxda udub dhaxaadka u ahaa kooxda.

Macalinka kooxda Chelsea Macalin Jose Mourinho ayaa shaaciyay inuusan doonen in gacantiisa aysan ka bixin xidigaha kala  John Terry, Frank Lampard iyo Ashley Cole kuwaaoo dhamaan hada dhici raba heshiiska ay kula jiraan kooxda Chelsea.

xidigaha  John Terry, Frank Lampard iyo Ashley Cole ayaa hada laga yaaba in ay saxiixaan heshiis cusub ay ku sii joogayaan garoonka Stamford Bridge.