Kooxda Bayern Munich oo si cad u sheegtay in Arsenal iyo Man Utd aysan heli doonin Mario Mandzukic.

30/01/2014 22:51


waxaa qoray:maslaxtaleexi


Kooxda Bayern Muinch ayaa da boolka ka rogtay in ay san ka iibin doonin weraryahnkeda Mario Mandzukic kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska ee Arsenal iyo Man Utd.

Kooxaha ka dhisan horyaalka Premier League ayaa si aad ah u doonayay Maalmihii ugu danbeyay laacibka u dhashay dalka Croatia kadib Markii Bayern ay soo iibsatay wararyahan kale.

Karl-Heinz Rummenigge oo ah gudomiyaha naadiga Barcelona ayaa Maanta si cad u diiday in kooxahaasi uu ku iibiyo Mario Mandzukic.