Liiska Ciyaartoyda La Kala Iibsaday Ama Amaahda Lagu Qaatay Ilaa Iyo Haatan.

01/02/2014 02:54
waxaa qoray:maslaxtaleexi

 

1175467-23874124-640-360

Suuqa kala iibsiga ayaa maanta ku eg waxaana halkaan idin kugu soo gudbineynaa liiska ciyaartoyda ilaa iyo haatan la kala iibsaday ama amaahda lagu qaatay ee si rasmi ah loogu dhawaaqay.

Mar walba ayaan liiskaas update ka dhigi doonaa ee isha ku haay.

PREMIER LEAGUE

Wilfried Zaha (Manchester United to Cardiff) – Amaah

Fabio (Manchester United to Cardiff) – Amaah

Frimpong (Arsenal to Barnsley) – lama shaacin faahfaahinta heshiiska

Lewis Holtby (Tottenham to Fulham) – Amaah

Liam Bridcutt (Brighton to Sunderland) £3 milyan ginni

Kurt Zouma (St Etienne to Chelsea) £12.5m (waxaa dib amaah loogu siiyay kooxda Faransiiska)

SERIE A

Adel Taarabt (QPR to AC Milan) – amaah

Modibo Diakite (Sunderland to Fiorentina)

LA LIGA

Mohamed Sissoko (Si Xor ah ayuu ugu biiray Levante) Free

Hernan Perez (Villarreal to Olympiakos) 2 milyan ginni

LIGUE 1

Kurt Zouma (Chelsea to St Etienne) Amaah ayay dib ugu qaateen

BUNDESLIGA

Ludovic Obraniak (Bordeaux to Werder Bremen) lama shaacin faahfaahinta heshiiska.