Seedorf oo ku dhawaaqay xidigaha uga qeeb galaya wareega 16-ka Champions league

04/02/2014 06:22

waxaa qoray:maslaxtaleexi
siido

Macalinka cusub ee kooxda kubadda cagata ee AC Milan Clarence Seedorf ayaa Maanta ku dhawaaqay 25 xidigaha uga qeb galaya wareega 16 ee Uefa Champions League oo ay Milan wajaheeso kooxda reer Spain ee Atletico Madrid bishan aynu ku jirno ee Februry.

liiska uu soo xushay Macalin Clarence Seedorf ayaa ka soo Muuqday xidigaha ay bishii hore la soo waregen kuwaa oo u horboodayo Essien Taarabt Rami kuwaa oo dhamaan diyaar u ah in ay u dheelaan kooxda laakiin waxaa xusud Mudan in safkla hore laga waayay xidigo waweyn kuwa oo dhaawac qaba.

Hadaba waa kuwan 25 xidig oo u soo xushay Macalin Clarence Seedorf:

milan