Wax ka baro xidigaha amaahda ku yimid Premier league iyo kuwa amaahda ay ku direen+Warbixin

02/02/2014 00:49

waxaa qoray:maslaxtaleexi
amaah

Kadib Markii xalay uu soo xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda waxaan Akhristayashena aan u soo uruurinay Warbixin ku saabsan xidigah amaahda ku yimid horyaalka Ingiriiska iyo kuwa amaahda lagu diray.

Sheegadaan ayaa ka hadleesa kooxaha ugu tunka weyn Premier league oo kaliya ma quseeso ku yar yar waxaan xusud Mudan naadigii ugu badneed ee ciyaaryahan amaah ku dirta sandkaan waxay noqotay Man Utd waxayna amaah ku dirtay 10 laacib.

Arsenal

Amaah ku yimid

Kim Kallstrom (Spartak Moscow, RUS)

Amaah lagu diray

Park Chu-young (Watford)

Daniel Boateng (Hibernian, SCO)

Benik Afobe (Sheffield Wednesday)

Chuba Akpom (Brentford)

Hector Bellerin (Watford)

Chelsea

Majiro xidig Chelsea amaah ku yimid in ay ku dirto mooyee

Amaah lagu diray

Kurt Zouma (Saint-Etienne, FRA)

Gael Kakuta (Lazio, ITA)

Josh McEachran (Wigan Athletic)

Ryan Bertrand (Aston Villa)

Nathaniel Chalobah (Middlesbrough)

Kenneth Omeruo (Middlesbrough)

Patrick Bamford (Derby County)

Bertrand Traore (Vitesse Arnhem, NED)

Liverpool

Amaah lagu diray

Michael Ngoo (Walsall)

Tiago Ilori (Granada, SPN)

Ryan McLaughlin (Barnsley)

Craig Roddan (Accrington Stanley)

Manchester City

Amaah lagu diray

Emyr Huws (Birmingham City)

Eirik Holmen Johansen (Sandejford, NOR)

Albert Rusnak (Birmingham City)

John Guidetti (Stoke City)

Manchester United

Ma jiro xidig ay amaah ku soo qaadatay Uinted

Amaah lagu diray

Will Keane (QPR)

Wilfried Zaha (Cardiff City)

Federico Macheda (Birmingham City)

Sam Johnstone (Doncaster Rovers)

Tom Thorpe (Birmingham City)

Charni Ekangamene (Carlisle United)

Tom Lawrence (Yeovil Town)

Sam Byrne (Carlisle United)

Jack Barmby (Hartlepool United)

Anderson (Fiorentina, ITA)