Xiddigaha Laga Yaabo In Kooxohoda Ka Dhaqaaqan Inta Ka Harsan Suuqa Maanta.

31/01/2014 01:58

Waxaa Qoray: maslaxtaleexi

Taariikh: 31-January-2014

Yevhen-Konoplyanka-3088660

Maalin wanaagsan akhayaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan maanta waa maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda January, iyadoo uu Laacib.net  diyaar u aha inuu idinka haqab tiro baahida Isboorti dal iyo dibadba wuxu maanta idin soo gudbinaya xiddigaha macquulka ah in lala wareego inta ka harsan suuqa.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa heshiisyada laga yaabo inay hirgalaan iyadoo uu suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ay hada ka harsan tahay wax ka yar 24 sacadood inuu soo xirmo.

1-Yehven Konoplyanka : wuxu ka tagaya Fc Dnipro wuxu ku biiraya Liverpool.

1531605_673886555965846_1018608995

2-Fredy Guarin: wuxu ka tagaya Inter Milan wuxu ku biiraya Man United,Chelsea iyo Spurs midkood.

Fredy-Guarin

3-Dimitar Berbatov: wuxu ka tagaya Fulham wuxu ku biiraya Tottenham.

berba2_1883066a

4-Lewis Holtby wauxu ka tagaya Tottenham wuxu ku biiraya Schalke,Fulham iyo Dortmund midkood.

lewisholtby_1667111a

5-Eliaquim Mangala: wuxu ka tagaya Porto Fc wuxu ku biiraya Man City, Man Utd midkood.

 

 

090913-soccer-FC-Porto-Eliaquim-Mangala-TV-Pi_20130909123147187_660_320

6-David Luiz: wuxu ka tagaya Chelsea wuxu ku biiraya Barca, Munich midkood.

david-luiz-chelsea-manchester-city-yankee-stadium-new-york_2991225

7-Ilkay Gondogan: wuxu ka tagaya Dortmund wuxu ku biiraya Barca, Real iyo Man Utd midkood.

Gundagon

8-Luke Shaw: wuxu ka tagaya Southampton wuxu ku biiraya Chelsea, Man Utd midkood.

Luke-Shaw-pic-1

9-Toni Kroos: wuxu ka tagaya Bayern wuxu ku biiraya Man United.

Toni-Kroos

10-Julian Drxaler: wuxu ka tagaya Schalke wuxu ku biiraya Arsenal.

Julian-Draxler