Labo Toddobaad oo uu ciqaab Maray Macalin Pellegrini waxuu Maanta dib u helay labo xidig oo Muhim u eheed

Labo Toddobaad oo uu ciqaab Maray Macalin Pellegrini waxuu Maanta dib u helay labo xidig oo Muhim u eheed

waxaa qoray:maslaxtaleexi

 

Aguero tarning

Macalinka kooxda kubada cagta ee Manchester City Manuel Pellegrini ayaa Maanta dib waxaa uu u helay labada xidig ee kala ah Aguero iyo Nasri.

Sergio Aguero iyo Samir Nasri ayaa Maanta dib ugu soo laabtay xirada tababarka ee kooxda Man City kadib in Muddo ah oo ay Maqnaayeen labada laacib.

Kooxda Manchester City ayaa ciqaab adeg Martay labo toddobaad kadib Markii ay wax gool ah la dhalin waayen labo kulan oo isku xigta waxaana hada dhagaha Macalin Pellegrini ku soo dhacay war farxad leh kaa oo ku aadan in ay uu la Midoobi doono wiilasha u kala dhashay Franca iyo Argentin.

Nasri