Article archive

Juan Mata oo guul ku hogaamiyay kooxdiisa Cusub ee Man Utd

29/01/2014 20:04
waxaa qoray:maslaxtaleexi Kooxda Manchester Uited ayaa dib cagta u saartay wadadii guusha kadib Markii ay guul Muhim ah ka gaaren naadiga Cardiff City kulan ka tirsanaa horyaalka Premier laegue dalka Ingiriiska. Man Utd ayaa 2-0 uga farxalatay naadiga Cardiff City waxaana goolsha u kala dhaliyay...

Sawirro: Saints oo hor istaagtay 10 wiil oo Arsenal ah in ay guul gaaraan

29/01/2014 19:59
  waxaa qoray:maslaxtaleexi Kooxda Southampton ayaa ka hor istaagtay kooxda Arsenal in ay sii dheereyso dhibcaha ay ku heyso hogaanka horyaalka England Premier League kaddib markii ay barbaro 2-2 ah ay ku kala baxeen. Ciyaartii ka dhacday garoonka kooxda Saints waxa ay aheyd mid cajiib ah...

Sawirro: Line up-ka Rasmiga ah ee Manchester United vs Cardiff City

29/01/2014 08:49
  waxaa qoray:maslaxtaleexi Ciyaarta u dhexeysa Manchester United iyo Cardiff City ayaa goor dhaw ka bilaaban doonta garoonka Old Trafford ee Magaalada Manchester. Tababaraha kooxda United David Moyes ayaa ku dhawaaqay Line up-ka Rasmiga ah ee uu uga hortagi doono kooxda Cardiff iyadoo Van...

Jack Wilshere oo Caawa Ka Maqan Kooxda Gunners

29/01/2014 08:42
waxaa qoray:maslaxtaleexi Jack Wilshere ayaan ku jirin kooxda Arsenal ee caawa oo Talaado ah wajaheysa kooxda Southamptonon kulan ka tirsan horyaalka England Premier League. Xidigan qadka dhexe ayaa kulankan ka dhacaya St Mary’s Stadium uga maqnaanaya dhaawac jilibka...

Jose Mourinho Oo Diiday Inuu Ka Hadlo Wararka La Xiriiriyay Diego Costa.

29/01/2014 08:20
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 28-January-2014 Jose Mourinho tababaraha kooxda Chelsea ayaa diiday maanta inuu ka hadlo wararka la xiriiriyay weerar yahanka kooxda Atletico Madrid Diego Costa, Mourinho ayaa lawaydiiyay inuu ka hadlo wararka la xiriiriyay laacib kaan qaatay dhalashada...

Barcelona Oo Ku Dhow Inay La Soo Wareegto Goolhayaha Napoli Pepe Reina.

29/01/2014 07:56
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 28-January-2014 Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday inay ku dhowadahay lasoo wareegista goolhayaha Liverpool balse haatan amaahda ugu jooga Napoli Ee Pepe Reina sida ay xaqiijisay Talk Sport. Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa ka dhawajiyay in...

Rooney Iyo Van Persie Oo Lagu Arkay Hotelka Ay Joogaan Ciyaartoyda United Loona Badinaayo Inay Ku Soo Bilowdaan Ciyaarta

28/01/2014 10:49
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 28-January-2014 Waxaa goor dhow lagu arkay Hotel-ka gaarka ah ee ay joogaan ciyaartoyda Man United ee ka qayb galaya kulanka Cardiff City ee horyaalka ingiriiska ay la ciyaari doonto kooxda Man United wax yar kadib labadii laacib ee dhaawaca uga maqnaa...

LIVE: Wararkii ugu Danbeeyay ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda – Maanta oo Isniin Ah

27/01/2014 10:37
waxaa qoray:maslaxtaleexi Manchester United ayaa iska diiday dalab uga yimid from Paris St-Germain oo ay ku dooneysay xiddiga garabka ka ciyaara Adnan Januzaj, kooxda Old Trafford ayaa ku adkeysaneysa inuusan iib aheyn 18 jirkaan. (The Guardian). Tababaraha Manchester United David Moyes ayaa...

Arsenal Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Heshiis Qaali Ah Oo Sanadkii Ay Ku Heli Doonto 30 Milyan Oo Ganni

27/01/2014 09:33
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEX Taariikh: 27-January-2014 Kooxda Arsenala ayaa shaacisay galabta inay heshiis rasmi ah la galeen shirkada laga leeyahay Germany ee samaysa qalabka iyo dharka Sports ka ee Puma, Puma ayaa dhankeeda shaacisay inay heshiis la gaartay kooxda Arsenal iyagoona ku cadeeyay...

Number-ka Uu Xiran Doona Juan Mata Oo La Shaaciyay.

27/01/2014 09:03
Waxaa Qoray: MR ABIIB Taariikh: 27-January-2014 Juan Mata ayaa doortay inuu maaliyada number-ka 8aad u xirto Manchester United inkastoo lagu xamanayay inuu qaadan doono maaliyada halyeeyda ah ee No 7. Mata ayaa sabtidii si rasmi ah ugu biiray United waxaana la filayay inuu xiran doono...
Items: 71 - 80 of 91
<< 6 | 7 | 8 | 9 | 10 >>