Article archive

Muntari: Waan Ka Caawin Doonaa Michael Essien Sidii Uu Ula Qabsan Lahaa AC.Milan”

30/01/2014 08:46
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Laacib ka ree Ghana ee kooxda AC.Milan sulley Ali Muntari ayaa sheegay inuu ka caawin doono saaxiib kiisa ay isku qaranka yihiin ee Michael Essien sidii uu sifaacan horay ugala qabsan lahaa kooxdiisa cusub ee AC.Milan isagoo sidoo...

Mourinho Oo Xaqiijiyay In Samuel Eto’o Uu Doonaayo Inuu Ku Laabto Real Mallorca

30/01/2014 08:35
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay inuu doonaayo in weerar yahankiisa Samuel Eto’o uu kooxdiisa lasii joogo xili ciyaareed kale kadib markii uu sifiican ula qabsaday xili ciyaareed kaan, lakin wuxuu sheegay in midaas ay...

de-deg warkii ugu danbeeyey: Arsenal Oo Doonaysa Inay Ka Dhigto Blaise Matuidi Saxiixeeda Ugu Horeeya Suuqa Janaayo.

30/01/2014 08:20
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Maamulka kooxda Arsenal ayaa wada hadalo la furay maamulka kooxda PSG kaas oo ku aadan sidii ay ku heli lahaayeen laacib kooda qadka dhexe ee ree France Blaise Matuidi kadib markii ay la wareegeen laacib kii hore ee kooxda Newcastle United...

Nani Oo Ku Dhow Inuu Ku Biiro Inter Milan.

30/01/2014 08:16
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Inter ayaa qarka u saaran inay amaah kula wareegto ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan xiddiga garabka uga ciyaara Manchester Nani ka dib markii xiddiga reer Portugal uu aqbalay dalabka kooxda Serie A ka dhisan sida ay sheegeyso shabakada...

SUUQA: Borussia Dortmund oo doonesa Dzeko in ay dib ugu soo celiso horyaalka Bundesliga

30/01/2014 08:08
WAXAA QORAY :MASLAXTALEEXI Kooxda ka dhisan dalka Jarmalka ee Borussia Dortmund ayaa hada lala shaaca ka qaaday in ay dooneso in ay la soo saxiixato weraryahanka naadiga Manchester United Edin Dzeko oo hada aan boos joogta ah ka heesan kooxdiisa. Naadiga ka xamaalata Bundesliga ee Dortmund ayaa...

Man United Oo Ku Dhaw Saxiixa Laacib U Ciyaara Kooxda FC Porto

30/01/2014 08:06
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Waxaa soobaxaya warar sheegaya in kooxda Man United ay ku dhowdahay saxiixa laacib ka ree Brazil ee qadka dhexe uga ciyaara kooxda FC Porto ee dalka Portugal Fernando Francisco Reges. Wargayska Mirror ayaa sheegay in tababaraha kooxda Man...

Man United Oo Ku Dhaw Saxiixa Laacib U Ciyaara Kooxda FC Porto

30/01/2014 07:51
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Waxaa soobaxaya warar sheegaya in kooxda Man United ay ku dhowdahay saxiixa laacib ka ree Brazil ee qadka dhexe uga ciyaara kooxda FC Porto ee dalka Portugal Fernando Francisco Reges. Wargayska Mirror ayaa sheegay in tababaraha kooxda Man...

Inter Milan iyo AC Milan oo isku heesta xidig u dheela naadiga Real Madrid

30/01/2014 07:46
WAXAA QORAY:MASLAXTALEEXI Mataanaha Milaano Inter iyo AC Milan ayaa hada wada ceersanaya xidiga qadka dhaxe ee naadiga Real Madrid Casemiro oo ah xidig da’yar. Waxaa la soo sheegay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Casemiro toddobaadkan uu dalbaday in uu isga tago naadiga Real Madrid...

Brendan Rodgers Oo Rajaynaya Saxiix Wayn Ka Hor Inta Uu San Xirmin Suuqa Kala Iibsiga

30/01/2014 07:44
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay inuu ku rajo waynyahay inuu sameeyo saxiix wayn ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo ku eg maalinimada jimcaha ah ee nagusoo aadan wuxuuna intaa ku daray in...

SUUQA: Kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo isku heesta xidiga ka tirsan naadiga Barcelona

30/01/2014 07:40
WAXAA QORAY:maslaxtaleexi Kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska ee Arsenal iyo Liverpool ayaa hada wada xiisenaya in ay soo qaata da’yarka naadiga Barcelona Isaac Cuenca kaa oo hada kamid ah xidgaha aan booska joogtada ka heesan kooxda Barcelona. Xidigaan Isaac Cuenca ayaa dhawaan dhaawac Muddo dheer...
Items: 51 - 60 of 91
<< 4 | 5 | 6 | 7 | 8 >>