Article archive

AS Roma Oo Doonaysa Inay Heshiiska U Kordhiso Laacibkeeda Miralem Pjanic

30/01/2014 07:38
Waxaa Qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Kooxda Roma ayaa ku dhow inay heshiis cusub ka saxiixdo laacib  keeda ree Bosnia Miralem Pjanic kadib markii la shaaciyay in laacib kaan uu ka tagi doono kooxda ka dhisan caasimada talyaaniga ee Roma, kadib markii uu soo dhawaaday waqtigii...

Rasmi: Yohan Cabaye oo si rasmi ah ugu biiray hantiilayaasha PSG

30/01/2014 07:37
waxaa qoray:maslaxtaleexi Wararka hada soo baxaya ayaa sheegaya in xidigii qadka dhaxe ee naadiga Newcastel United Yohan Cabaye uu si rasmi ah uga Mid noqday kooxda reer franca ee PSG kadib heshiis ay isku afgarteen labada koox. Yohan Cabaye ayaa goor dhaw oo caawa ah caafimaadk u Maray naadiga PSG...

Carlo Ancelotti: Messi Weli Waa Laacibka Ugu Wanaagsan Barcelona.

29/01/2014 22:38
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014   Macalinka Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay qaab ciyaaredka xiddiga Argentine iyo kooxda Barclonea Lionel Andres Messi isagoo xaqiijiyay inuu Messi uu weli  yahay ciyaaryahanka ugu ficaan Barcelona. Sports Mall ayaa...

Xiriirka Soomaaliyeed Oo Bilaabaay U Diyaar Garowga Ciyaaraha Olombikda 2016 Iyo Tartanka Dhalinyarda Africa 2015.

29/01/2014 21:32
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014   Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa bilaabay u diyaar garowga qeybta kubada cagta ee tartanka Olombikada aduunka ee lagu qabanayo magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil sanadka 2016-ka iyo sido kale tartanka...

Xiddigii Bartilmaameedka U Ahaa Arsenal Iyo Man United Oo ku Dhow Inuu Ku Biiro Inter.

29/01/2014 21:26
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 29-January-2014 Xiddiga heerka caalami Ee xulka Brazil iyo kooxda Lazio ayaa ku dhow inuu ku biiro Inter Milan sido kale waxa socda wada hadalo u dhaxeeya labadda kooxood ayago ka wada hadlaya suurta galnimada uu xiddigan ugu biiri karo Nerazzurri inkastoo...

Arsene Wenger : Arsenal Ciyaartoy Cusub Ayay U Baahntahay Bishan January.

29/01/2014 21:25
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Arsene Wenger ayaa sheegay in kooxdiisa ay u baahan tahay inay lasoo saxiixato xiddigo cusub inta ka harsan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Ee January. Sport Mall ayaa shaacisay in tababare wenger uu u sheegay raga suuqa u qaabilsan Arsenal...

Aabah Dhalay Neymar Oo Qirtay Inuu Barcelona Ka Qaatay 40 Milyan Euro.

29/01/2014 21:23
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Wargeyska caanka ah Ee EL-Mundo ayaa kashifay sirta dhabta ah Ee ku jirta heeshiikii dhex maray naadiga Santos iyo kooxda FC Barcelona, waxeysa xaqiijisay in heshiiskii lagula soo wareegay xiddiga reer brazil iyo kooxda...

Real Madrid Oo Garaacday Espanyol Unasoo Gudubtay Nus Dhamaadka Copa Del Rey

29/01/2014 21:22
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 29-January-2014 Kooxda Real Madrid ayaa usoo gudubtay wareega nus dhamaadka Copa del Rey kadib markii ay ku garaaceen 1-0 kooxda Espanyol oo marti ugu ahyad garoonka Santiago Bernabeu, Real Madrid ayaana sugi doonta kooxda soobadisa habeen danbe Atletico...

Faaqidaada kulanka adag ee dhex maraya Spurs iyo Sky Blues

29/01/2014 20:26
waxaa qoray:maslaxtaleexi Kulanka: Tottenham Hotspur vs Manchester City Garoonka: White Hart Lane Garsooraha: Andre Marriner Saacada:10:45 habeenimo geeska Africa Manchester City ayaa fursad u heysata in ay la wareegto hogaanka Premier League waasa hadii ay Tottenham uga adkaato garoonkooda White...

Liverpool awood u sheegatay kooxda Everton

29/01/2014 20:07
waxaa qoray:maslaxtaleexi Liverpool ayaa caawa diirka ka dhigtay kooxda Everton oo waxaa ay ugu badisay 4-0. Seddex gool ayey la timid Liverpool qeybta hore ee ciyaarta oo waxaa u kala dhaliyay Steven Gerrard oo 21 daqiiqo kooweey,waxaa labeeyay oo seddexeeyayna Daniel Sturridge daqiiqadihii 33...
Items: 61 - 70 of 91
<< 5 | 6 | 7 | 8 | 9 >>