Article archive

RASMI: Michael Essien Oo Dhameystiray Ku Biiritaankiisa AC Milan.

27/01/2014 09:00
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 27-January-2014 Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Michael Essien uu dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda AC Mila. Xiddiga reer Ghana ayaa boos ka waayay kooxda Premier League ka dhisan, waxaana uu haatan xirfadiisa ciyaareed ka sii wadanayaa San Siro. Essien...

Man United Oo Diiday In Luis Nani Uu Qayb Ka Ahaado Heshiiskii Juan Mata

27/01/2014 08:53
Waxaa Qoray: MR ABIIB Taariikh: 27-January-2014 Kooxda Man United ayaa diiday qorshe ay wadatay kooxda Chelsea oo ku aadanaay in ay siiyaan Juan Mata iyagana ay soo dhiibaan laacibka garabka ugu ciyaara ee ree Portugal Luis Nani sida ay sheegayaan qaar ka tirsan wgaysyada Spain, wararka ayaa...

Kooxda Schalke Oo Beenisay In Arsenal Ay Kala Heshiiyeen Saxiixa Julian Draxler

27/01/2014 08:51
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 27-January-2014 Kooxda Schalke 04 ee dalka Germany ayaa beenisay in laacib kooda Julian Draxler uu ku biiri doono kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska waxayna sheegtay in aysan wali helin dalab rasmi ah oo ka socda kooxda Arsenal oo ku saabsan 20 jir kaan...

AS Monaco Oo Ku Soo Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Javier Hernandez

27/01/2014 08:49
Waxaa Qoray: MR ABIIB Taariikh: 27-January-2014 Waxaa soo baxaya warar sheegaya in kooxda AS Monaco ee dalka France ay doonayso weerar yahanka kooxda Man United Javier Hernandez, wararka ayaa intaa ku daraya in kooxda ree France ay suuqa ugu jirto weerar yahan u badala weerar yahankoodii ree...

Diego Maradona Oo Weerar Culus Qaaday Pele….Mar kale.

27/01/2014 05:41
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 27-January-2014 Diego Maradona ayaa weerar culus ku qaaday Pele isagoo sheegtay in xiddigii hore ee reer Brazil uu mar walba isaga ka danbeeyo. Labada nin ayaa lagu yaqaanaa inay saxaafada iska weeraraan, Maradona ayaana la dhicin in Pele la gudoonsiiyay...

RASMI: Michael Essien Oo Dhameystiray Ku Biiritaankiisa AC Milan.

27/01/2014 05:40
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 27-January-2014 Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Michael Essien uu dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda AC Mila. Xiddiga reer Ghana ayaa boos ka waayay kooxda Premier League ka dhisan, waxaana uu haatan xirfadiisa ciyaareed ka sii wadanayaa San Siro. Essien...

Diego Maradona Oo Weerar Culus Qaaday Pele….Mar kale.

27/01/2014 05:36
  Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 27-January-2014 Diego Maradona ayaa weerar culus ku qaaday Pele isagoo sheegtay in xiddigii hore ee reer Brazil uu mar walba isaga ka danbeeyo. Labada nin ayaa lagu yaqaanaa inay saxaafada iska weeraraan, Maradona ayaana la dhicin in Pele la...

RASMI: Michael Essien Oo Dhameystiray Ku Biiritaankiisa AC Milan.

27/01/2014 05:35
  Waxaa Qoray: mr abiib Taariikh: 27-January-2014 Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Michael Essien uu dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda AC Mila. Xiddiga reer Ghana ayaa boos ka waayay kooxda Premier League ka dhisan, waxaana uu haatan xirfadiisa ciyaareed ka sii wadanayaa San...

Borussia Dortmund Oo Qorsheyneysa Inay Lasoo Wareegto Daafaca Tottenham Vlad Chiriches.

27/01/2014 05:26
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 27-January-2014       Sida Sports Direct News ay shaacisay kooxda ka dhisan Bundesliga Ee Borussia Dortmund ayaa Xiiseyneysa inay lasoo wareegto xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Tottenham ee u dhasahy Romania. Xiddigan heerka caalami Ee...

Cristiano Ronaldo Oo Barbareeyay Luis Suarez Tartanka Kabta Dahabka Yurub.

27/01/2014 05:17
Waxaa Qoray: mr abiib Taariikh: 27-January-2014 Cristiano Ronaldo ayaa barbareeyay xiddiga Liverpool Luis Suarez kala horeynta tartanka abaalmarinta Kabta Dahabka Yurub ka dib goolkii uu u dhaliyay Real Madrid kulankii ay 2-0 kaga badiyeen Granada sabtidii. Xiddiga reer Portugal iyo dhigiisa...
Items: 81 - 90 of 91
<< 6 | 7 | 8 | 9 | 10 >>