Article archive

Manchester United oo rabta in saacadaha soo socda la wareegto Kroos

30/01/2014 23:05
waxaa qoray:maslaxtaleexi Kooxda Manchester United macalinkeeda David Moyes ayaa wali waxa uu wadahadal kula jiraa kooxda Bayern Munich iyaga oo ka doonayo in ay ka helaan ciyaaryahanka  Toni Kroos. Sida lagu qoray Daily Mail ayaa waxaa shaaca looga qaaday in macalinka Moyes uu soo daawaday...

Kooxda Bayern Munich oo si cad u sheegtay in Arsenal iyo Man Utd aysan heli doonin Mario Mandzukic.

30/01/2014 22:51
waxaa qoray:maslaxtaleexi Kooxda Bayern Muinch ayaa da boolka ka rogtay in ay san ka iibin doonin weraryahnkeda Mario Mandzukic kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska ee Arsenal iyo Man Utd. Kooxaha ka dhisan horyaalka Premier League ayaa si aad ah u doonayay Maalmihii ugu danbeyay laacibka u dhashay...

Guardiola oo Xidig Kooxdiisa Ka tirsan u Ogolaaday in uu ku Biiro United

30/01/2014 22:48
  waxaa qoray:maslaxtaleexi Pep Guardiola ayaa albaabka u furay Toni Kroos una sheegay in uu ka tagi karo Bayern Munich si uu ugu biiro kooxda xiisaha u qabta ee Manchester United. David Moyes ayaa u safray Germany Jimcihii waxana uu la kulmay wakiilka Kroos intii ay socotay ciyaartii ay...

Agaasimaha Liverpool Oo U Duulay Ukraine Si Uu U Soo Dhameeyo Heshiiska Konoplyanka.

30/01/2014 22:37
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Ian Ayre, agaasimaha Liverpool ayaa u safray Ukraine si uu isagu dayo inuu soo gabagabeeyo saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Dnipro Dnipropetrovsk xiddiga lagu magacaabo Yevhen Konoplyanka. Reds ayaa durbaba wadahadalo hoose kaga...

Sergio Aguero Oo Laga Yaabo Inuu Seego Kulanka Barca Iyo City Oo Ku Dhow Inay La Soo Wareegto Mangala.

30/01/2014 22:31
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014   Sergio Aguero ayaa garoonka dhawac looga saaray ciyaartii ay kooxdiisa xasuuqday tottenham Ee ka dhacday White Hart Line iyadoo xiddigan isla markiiba baaritaan lagu sameyay la xaqiijiyay inuu seegi doono kulanka Chelsea iyo...

Nasser Al-Khelaifi: PSG Marna Lama Soo Saxiixan Doonto Lionel Messi.

30/01/2014 22:24
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa marnaba kula soo saxiixan doonin xiddiga Barca Lionel Messi lacago gaaraya 250 Milyan Euro Sida ay buunbuunyieen saxaafada. Sida ay baahisay...

Arsenal Oo Ku Dhow Labo Saxiix Oo Waa Weyn Mirko Vucinic Iyo Julian Draxler.

30/01/2014 22:19
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Arsenal ay xalayto qarka u saarneyd inay labo saxiix oo waa weyn sameyso iyadoo ku dhow inay la soo wareegto weeraryahanka Juventus Mirko Vucinic iyo xiddiga garabka uga ciyaara Schalke Julian Draxler, sida ay qortay The Sun. Gunners ayaa...

Sherwood Oo Isdhiibay: Man City Ayaa Ku Guuleysaneysa Horyaalka, Waxa Ay Ka Yimaadeen Adduunyo Kale.

30/01/2014 22:14
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Tim Sherwood ayaa arkay Manchester City oo kooxdiisa kala dhantaashay islamarkaana hogaanka horyaalka qabatay: “Waxa ay ka yimaadeen adduunyo kale.” Tababaraha Tottenham ayaa sheegay in kooxda Manuel Pellegrini ay ku kooleysan tahay...

RASMI: Yohan Cabaye oo Si Toos ah Ugu Soobiiray kooxda PSG

30/01/2014 12:56
waxaa qoray:maslaxtaleexi Paris Saint-Germain ayaa dhameystirtay heshiiska ay kula wareegeysay xiddiga qadka dhexe Yohan Cabaye oo lacag aan la cayimin uga soo biiray kooxda Newcastle United. 28 jirka heerka caalami ee dalka France ayaa qandaraas seddax sano iyo bar ah qalinka ugu duugay kooxda...

Chelsea Oo Diyaar U Ah Inay Iska Iibiso Lukaku Si Lacagta Ka Soo Xarooto Ay Ugu Raadsadaan Gooldhaliye Sarre.

30/01/2014 12:27
Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti Taariikh: 30-January-2014 Chelsea ayaa diyaar u ah inay iska iibiso Romelu Lukaku si ay lacagta ka soo xarooto ay u qarashgareeyaan dalab qaali ah oo ay xagaaga ka gudbin doonaan midkood Falcao ama Diego Costa, sida ay qortay jariirada Daily Star. Blues ayaa...
Items: 41 - 50 of 91
<< 3 | 4 | 5 | 6 | 7 >>