Article archive

Osvaldo Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Juventus Isagoo Aqbalay Mushahar Dhimis.

31/01/2014 02:54
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Dani Osvaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu aqbalay mushahar dhimis weyn si uu uga soo wareego Southampton uguna biiro kooxda Juventus isagoo yimid Turin si uu u maro tijaabada caafimaadka. 28 jirkaan ayaa maanta dib ugu laabanaya Serie A...

RASMI: Valencia Oo La Wareegtay Seydou Keita.

31/01/2014 02:43
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Valencia ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddigii hore ee Barcelona Seydou Keita kaasoo haatan u ciyaarayay kooxda ka dhisan horyaalka China ee Dalian Aerbin. Heshiiska ay Valencia kula soo wareegtay 34 jirka khadka dhexe ee dalka...

deg-deg Guardiola Oo Qirtay In Laga Yaabo In Bayern Munich Ay Toni Kroos Ka Iibiso Man United.

31/01/2014 02:39
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Pep Guardiola ayaa qirtay in xiddiga Manchester United diirada u saara Toni Kroos inuu ka tagi karo Bayern Munich. Xiddiga Jarmalka oo 24 sanno jir ah ayaa waxaa soo daawaday dhawaan tababaraha United David Moyes waxaana qandaraaskiisa uu...

Xiddigaha Laga Yaabo In Kooxohoda Ka Dhaqaaqan Inta Ka Harsan Suuqa Maanta.

31/01/2014 01:58
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Maalin wanaagsan akhayaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan maanta waa maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda January, iyadoo uu Laacib.net  diyaar u aha inuu idinka haqab tiro baahida Isboorti dal iyo dibadba...

Maanta Oo Suuqa Kala Iibsiga Xirmayo Iyo Waxa Aad Ka Filaneyso fc-ifiso.webnode.com

31/01/2014 00:56
waxaa qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Maanta waa maalintii suuqa kala iibsiga uu soo xirmayay, waxaana kooxaha mid weyn iyo yarba ay mashquul ku noqon doonaan inay sameeyaan saxiixyo xilli danbe ah. Kooxda horyaalka difaacaneysa Manchester United ayaa ilaa iyo haatan bixisay lacagtii...

Liverpool Oo Qarka U Saaran Saxiixa Konoplyanka Ka Dib Markii Tottenham Ay Ka Baxday Tartanka.

31/01/2014 00:50
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Liverpool ayaa qarka u saaran inay bixiso 15 milyan ginni oo ah lacagta ay ku dooneyso kooxda Dnipro xiddiga garabka ka ciyaara Yehven Konoplyanka ka dib markii Tottenham ay ka baxday tartanka ay ugu jireen saxiixa ciyaaryahanka. Si...

weeraryahanka dishibliin Dani Osvalo Oo Ku Sii Jeeda Juventus.

31/01/2014 00:38
waxaa qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Weeraryahanka dishibiliin xumida ay heyso ee Southampton Dani Osvaldo ayaa ku dhow inuu ku biiro kooxda hogaanka u heysa Serie A ee Juventus isagoo ugu biiray heshiis amaah ah ka dib lix bilood uu joogay Premier League, sida ay sheegayeen xalayto...

Liverpool Oo Xiiseyneysa Inay La Soo Wareegto ciyaaryahanka M’Vila.

31/01/2014 00:04
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 31-January-2014 Liverpool ayaa rajaynaysa inay lasoo wareegto xiddiga heerka caalami Ee xulka France M’Vila inta uusan xirmin suuqa ayago isku dayaya inay heshiis la gaaran Rubin Kazan oo uu xiddigan u ciyaaro sida ay xaqiijisay Liverpool Echo. Xiddigan...

Maanta Oo Khamiis Ah Iyo Wararka Xanta Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga

30/01/2014 23:19
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Maalin wanaagan akhayaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan ku soo dhawaada barnaamijkeena maalin laha ee inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga oo aan ku soo qaadano wararka xanta ay wargeysyada Ingariiska ka qoreen suuqa kala...

Munich Oo ka fiirsaneysa Dalab ay u dirto daafaca Chelsea David Luiz

30/01/2014 23:13
waxaa qoray:maslaxtaleexi Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u diri doonto daafaca kooxda Chelsea David Luiz marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub dib u furmo xagaaga. Waxaa la aamisan yahay inuu tababare Pep Guardiola isha ku hayo inuu xoojiyo qorshihiisa daafaca kooxda...
Items: 31 - 40 of 91
<< 2 | 3 | 4 | 5 | 6 >>