Article archive

Jose Mourinho: Man City Ma Ahan Kooxda Ugu Fiican Adduunka Kaliya Nasiibka Ayaa Saaciday.

01/02/2014 06:34
Waxaa Qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014   Jose Mourinho ayaa meesha ka saaray sheegashadii macalinka Totteham ee aheyd in Manchester City ay tahay kooxda ugu fiican adduunka isagoo sheegtay in kooxda Manuel Pellegrini uu kaliya nasiibka saaciday. Macalinka Tottenham Sherwood ayaa...

Daawo Sawirada Naqshada Loo Dhisi Doono Garoonka Santiago Bernabeu.

01/02/2014 06:24
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014   Real Madrid ayaa banaanka soo dhigtay qorshaha dhismo ee garoonka cusub ee Santiago Bernabeu iyadoo ay ku baxeyso 400 milyan euros. Garoonka ayaa laga yaabaa in magaciisa lagu lamaano shirkad si looga helo lacag rikoor ah oo xayaysiin...

laacibka khatka dhexe uga ciyaara kooxda liverpool steven gerrad

01/02/2014 06:11
waxaa qoray:maslaxtaleexi

Liiska Ciyaartoyda La Kala Iibsaday Ama Amaahda Lagu Qaatay Ilaa Iyo Haatan.

01/02/2014 02:54
waxaa qoray:maslaxtaleexi   Suuqa kala iibsiga ayaa maanta ku eg waxaana halkaan idin kugu soo gudbineynaa liiska ciyaartoyda ilaa iyo haatan la kala iibsaday ama amaahda lagu qaatay ee si rasmi ah loogu dhawaaqay. Mar walba ayaan liiskaas update ka dhigi doonaa ee isha ku...

Rasmi: AC.Milan Oo Shaacisay Inay Lawareegtay Adel Taarabt

31/01/2014 07:59
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Kooxda AC.Milan ayaa ku dhawaaqday inay la wareegtay laacib kii kooxda Fulham ee dalka ingiriiska Adel Taarabt kadib markii laacib kaan uu kadagay maanta garoonka diyaaradaha maagaalada Milan si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda...

Horst Heldt Oo Beeniyay In Julian Draxler Uu Ku Biiridoono Kooxda Arsenal

31/01/2014 07:40
Waxaa Qoray:maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Horst Heldt oo ah maamulaha guud ee kooxda Schalke 04 ayaa sheegay inaysan u ogolaan doonin in Juilan Draxler uu ku biiro kooxda Arsenal bishaan janaayo isagoo sidoo kale sheegay in uusan kooxda ka dalban inay fasaxaan, sidoo kale wuxuu beeniyay...

Franck Ribery Iyo Karim Benzema Oo Maxkamad Ay Ku Weysay Wax Danbi Ah.

31/01/2014 05:54
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Xiddiga Bayern Munich Franck Ribery iyo xiddiga reer Real madrid Karim Benzema ayaa maxkamad ay labadoodba ku weysay wax danbi oo la xiriira inay la saxiixdeen gabar yar oo jirkeeda ka ganacsata. Ribery oo 30 sanno jir ah ayaa qirtay inuu...

Santos Iyo DIS Oo Ku Fekeraya Inay Barcelona Ku Dacweeyaan FIFA.

31/01/2014 05:47
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Qalqalka uu Barcelona geliyay heshiiskii ay kula soo wareegeen Neymar ayaan weli dhamaanin. Wixii ka bilowday isbuucyo yar ka hor Barcelona ayaa haatan yimid Santos waxaana ay mar kale gelgeleysaa Barcelona. Kulanka isbuuclaha ee madaxda...

deg-deg Mirko Vucinic Oo Lagu Waramayo Inuu Iska Diiday Xiisihii Arsenal Iyo Valencia.

31/01/2014 05:42
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 30-January-2014 Mirko Vucinic ayaa u muuqda inuu iska sii joogayo Juventus iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya inuu iska diiday xiisihii uga imaanayay Arsenal iyo Valencia. Waxaa la isla dhexmarayay in xiddiga reer Montenegro inuu ka tagayo Old Lady...

Osvaldo Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Juventus Isagoo Aqbalay Mushahar Dhimis.

31/01/2014 02:58
  Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 31-January-2014 Dani Osvaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu aqbalay mushahar dhimis weyn si uu uga soo wareego Southampton uguna biiro kooxda Juventus isagoo yimid Turin si uu u maro tijaabada caafimaadka. 28 jirkaan ayaa maanta dib ugu laabanaya...
Items: 21 - 30 of 91
<< 1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>