Article archive

Maqaal: Waa Waqtigii Uu Moyes Iska Ilaawi Lahaa Shaxda 4-4-2 Islamarkaana Uu Isticmaali Lahaa Juan Mata.

02/02/2014 03:19
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 02-February-2014 Hamigii taageerayaasha Man United ay qabeen ayaa noqday mid kooban. Wax ka yar isbuuc ka dib markii ay Juan Mata kula soo wareegeen 37.1 milyan ginni islamarkaana ay wadada guusha ku soo laabteen markii ay ka badiyeen Cardiff City,...

Van Persie Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Laabanaya Arsenal Iyo Wararka Kale Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta.

02/02/2014 02:41
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 02-February-2014   Suuqa kala iibsiga waxa uu soo xirmay jimcihii laakiin wargeysyada Ingariiska kama daalaan inay ka hadlaan wararka xanta ee ciyaartoyda la xiriiriya meel kale, waxaana durbaba ay bilaabeen inay ka hadlaan suuqa kala iibsiga xagaaga...

“Arsenal Waa Ay Ku Guuleysan kartaa Horyaalka” – Akhri Maqaalka Uu Qoray Arsene Wenger Ka Hor Kulanka Palace.

02/02/2014 02:34
Waxaa Qoray: MASLAXTALEEXI Taariikh: 02-February-2014 Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in kooxdiisa Arsenal ay ku guuleysan karto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan laakiin waxa uu sheegay inay tahay in ciyaartoydiisa ay diirada saaraan qaab...

Barcelona Oo Dooneysa Xiddiga Man City David Silva Si Uu Bedel Ugu Noqdo Halyeygooda Xavi.

02/02/2014 02:15
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 02-February-2014 Barcelona ayaa raadineysa badalka Xavi ayagoo caleemo saartay gaabanaha kooxda Man City David Silva si uu bedel ugu noqdo kubad sameeyaha Blaugrana iyo xulka La Roja Xavi Hernanadez kaa oo si duqoobaya lagana yaabo inuu ciyaaraha...

deg-deg : Tababarihii Xulka Spain U Qaaday Euro 2008 Oo Geeriyooday.

02/02/2014 00:54
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 01-February-2014 Tababarihii hore ee xulak Spain Luis Aragones ayaa ku geeriyooday xarun caafimaad oo ku taala Madrid, sida uu xaqiijiyay Dhakhtar Pedro Guillen. Luis Aragones ahaa tababarihii Spain ku hogaamiyay Koobkii Euro 2008, waxaana uu geeriyooday...

Wax ka baro xidigaha amaahda ku yimid Premier league iyo kuwa amaahda ay ku direen+Warbixin

02/02/2014 00:49
waxaa qoray:maslaxtaleexi Kadib Markii xalay uu soo xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda waxaan Akhristayashena aan u soo uruurinay Warbixin ku saabsan xidigah amaahda ku yimid horyaalka Ingiriiska iyo kuwa amaahda lagu diray. Sheegadaan ayaa ka hadleesa kooxaha ugu tunka weyn Premier league oo...

Arsene Wenger: Mourinho Horyaalka Kuma Qaadayo Kaliya Lacag Uu Qarashgareeyay.

02/02/2014 00:46
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 01-February-2014 Arsene Wenger ayaa sheegay in lacagta ay qarashgareysay Chelsea bishaan Janaayo inaysan wax saameyn ah ku yeelan doonin tartanka horyaalka. Wenger ayaa kalsooni ku qaba inuusan ka qoomameyn doonin dhaqdhaqaaq la’aantiisii suuqa kala...

Hordhaca: Barca v Valencia Iyo Antonio Pizzi Oo Wajahaya Kooxdisii Barca Isagoo Tababare ah.

02/02/2014 00:43
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 01-February-2014 Barcelona ayaa rajeyneysa inay baaqi ku sii ahaato hogaanka La Liga kadib kulanka Valencia ay kula balansantahay Camp Nou, Barcelona ayaa weli hogaanka goolal kaga heysa Atletico Madrid halka Valencia ay ku jirto kaalinta 5-aad kulankoodi...

Goolhaye Marc-André Ter Stegen Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Barcelona.

02/02/2014 00:38
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 01-February-2014 Kooxda ka dhisan Spain Ee Barcelona ayaa heshiis la gaartay gool hayaha kooxda Borussia Monchengladbach Ter Stegen kadib markii labadda kooxood ay ku heshiyeen lacagaha uu xiddigan ugu biiri lahaa Blaugrana. Ter Stegen ayaa Barcelona ku...

Barcelona Oo Soo Jiidaneysa Chinese Badan Iyadoo Maanta U Dabaaldegi Doonta Sannadka Cusub Ee China.

01/02/2014 08:31
Waxaa Qoray: maslaxtaleexi Taariikh: 01-February-2014 Ciyaartoyda Barcelona ayaa kulanka maanta ay la leeyihiin Valencia waxa ay xiran doonaan maaliyado gacmaha ay uga sawiran yihiin muqaal u eg faras. Sababta ka danbeysa arintaas ayaa lagu sheegay in Barcelona ay u dabaaldegeyso sannadka...
Items: 11 - 20 of 91
<< 1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>